Waxaanu halka ku soo bandhigi doonaa gabayadii ay tiriyeen halyeyadii ummadda Soomaaliyeed baraarujin jiray kuwaasoo loo aayey wixii aanu ka dhaxalnay qarniyadii kale duwanaa. Somaalidu waxay qaybweyn uga jirtaa suugaanta addunka marka la eego dhaqankeena sidaas awgeedna waxaaanu u mahadcelinaynaa dadkii ku dadaalay in aanu ka dhaxalno suugaanta.